Koonfurgalbeednews

Koonfur galbeed news waa warbaahin dhex dhexaad ah oo soo gudbisa dhamaan wararka ku saabsan dalkeena soomaaliya si gaar ahna waxa uu page kani muhiimad weyn ama mudnaanta koowaad uu siinayaa deegaanada Koonfur Galbeed sida Shabeelaha hoose, Baay iyo Bakool.

Waxaa bogani  waxaa loo aas aasay  si ee muwaadiniinta soomaaliyeed loogu soo bandhigo arimaha qarsoon ee dalkeena ka dhaca qaasatan deegaanada Koonfur Galbeed.

Ujeedkeenu maahan in aan bur burka dalka ka qeyb qaadano taasi badalkeedu warbaahinta Koonfur Galbeed News waxee ku dadaaleysaa iyada oo aan siyaasi ama nin jecleysi aanay jirin in ee si cadaalad ah wararka ku saabsan dalkeena hooyo idinku soo tabiyan maalin walba wabilaahi tawfiiq.

ENGLISH

 

South west news is a medium-sized media that transmits all the information about our country and specifically the site is giving priority to the South West regions such as Lower Shabelle, Bay and Bakool.

our mission is to show the Somali citizens and the world the hidden issues of our country, especially in South West Regions.

Our aim is not to contribute to the country’s transformation, so the South Western media is trying to work harder without the politician or a loving man to justify the news of our home country everyday.

Wararka Maanta