Daawo:- Cali Khaliif oo u calaacalay Somalilland

Cali Khaliif Galeydh oo ka hadlayay madal loo dhan yahay ayaa waxuu sheegay in aan heshiiskii Khaatumo weli la fulin oo ee Kulmiye ka caga jiidayaan.

Hadalka siyaasi Cali khaliif oo mar soo noqday Ra’iisal wasaare ayaa waxuu u muuqdaa mid quursi ka taagan heshiiskii ee Khaatumo isugu dhiibtay Somalilland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*