Daawo:- Ciidamadda Koonfur Galbeed oo weerar ku qaaday Al-shabaab nolashana kusoo qabtay.

Ciidamadda koonfur galbeed ee ku sugan degmadda Waajid ayaa qaaday hawlgal ee ku sheegeen in lagaga dulqaadayo shacabka ku nool degmadaasi oo ee go’doominta ku haayaan ururka Al-Shabaab.

Ciidamadda Koonfur Galbeed ayaa hawlgalka ee sameeyeen waxaa u suurtagashay in ee nolasha kusoo qabteen nin katirsan shabaab oo isagu sheegay in uu zako uruurinta u qaabilsanaa ururka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*