DEG DEG:-Diyaarad kusoo dhacday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

War Goordhow na soo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in Shil diyaaradeed uu ka dhacay dhabbaha diyaaraduhu kasoo degaan kana kacaan ee Garoonka diyaaradaha Aadn Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Diyaarada kusoo dhacday Garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa  la sheegay inay aheyd nooca Xamuulka qaado,kadib markii ay luga u bixi waayeen.

Sidoo kale waxaa la xiray dhabbaha diyaaraduhu kasoo degaan kana kacaan ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in diyaarada soo dhacday wax dad  ah aysan la socon,isla markaana waxaa siday xamuul oo weli wax faah faahin laga bixin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*