DHAGEYSO:- Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Oo Laxisaabtameysa Hay’adaha Cafimaadka KGS.

Baydhabo,Somalia

Madaxda Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Kulan layeeshey hay’adaha kahawgala arimaha caafimaadka deegaanada Koonfur Galbeed Soomaliya.

Agaasimaha Iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lashirey hay’adahaasi,waxaana ay kala hadleen arimo ay kamid yihiin sidii loo kobcin lahaa sida caafimaadka deegaanadan koonfur galbeed loo kobcin lahaa,sidoo kale lo fulin lahaa mashruucyada caafimaadka halkii loogu talagaley.

Kulanka oo lagusoo hadal qaadey arimo badan ayaa ugu dambeyntii waxaa la isku afgartey sidii wada shaqeyn dhow ay uyeelan lahaayeen Hay’adaha iyo Wasaarada Caafimaadka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya loona fulim lahaa Shaqooyi caafimaad oo waxtar uleh Shacabka Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

HALKAN KADHAGEYSO WASIIR KUXIGEENKA CAFIMADKA KGS.

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*