Duqa Muqdiso oo markii ugu horeysay fariin adeg u diray Guddoomiyeyaasha Demooyinka G/Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shir Gudoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir Kaas oo ay isugu yimaadaan Maamulka Gobolka iyo Maamulada Gegmooyinka Waxaana Looga Hadlaa Wxyaabihii Qabsoomay iyo Sidoo Kale Sidii Loo Folin Lahaa Waxii aan Qabsoomin ee la Xariira Horumarinta Caasimadda.

Shirkani ayaa inta uu Socday Waxaa Looga Hadlay Dhowr ajando oo ay Kamid ahaayeen Sugida amniga Magaalada, Dardargalinta Barnaamijyada Lagu Xoojinayo Bilic Soo Celinta Caasimadda, Canshuuraha iyo isdhaxgalka Bulshada.

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ayaa Kula Dardaarmay Madaxda Degmooyinka Gobolka Banaadir in si Wadajir ah Looga Qeyb Qaato Howlaha Kala Duwan ee Lagu Horumarinaayo Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*