Masar iyo Somalia oo Isfaham ka gaaray Heshiis Muhiim ah

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Somalia, Dr. Abdullahi Ali Hassan iyo Wasiirada Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee dalka Masar, Saxar Nasar waxay maanta qalinka ku duugeen Heshiiska Isfahamka Maalgashiga Wadajirka ee labada dal.

Munaasabadda saxiixa ee Heshiiskaasi waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dalka Masar, Cumaru Nasaar iyo madax kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

*