Maxaad kala socotaa taliyeyaasha maanta la magacaabay

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa Maanta Magacaabay Taliyeyaal Cusub oo kamid noqonaya Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya.

Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Taliyaha ayaa waxaa lagu  magacaabay Saddex mas’uul, kuwaasi oo loo magacaabay xilal kala duwan.

Hoos ka Akhriso Magacyada Taliyeyaasha Cusub.

1) G/Sare Cabdikariin xuseen Mcalin TaliyahaAkadeemiyada Gen.kaahiye

2) G/le Cabdifitaax Bashiir Cali Taliyaha Saldhigga Airpor-ka

3) G/Le Asad Cabddalla Saciid Taliyaha Laanta Miina Baarista

Taliyeyaashan Cusub  ayaa waxaa la faray inay si toos ah u gutaan waaajibaadka loo idmaday.

Isha Ku haay KGN si aad ula socoto dhacdooyinka ugu danbeeyay ee dunida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*