Musharaxiinta Jubbaland oo ku dhawaaqay Liiska Xildhibaano Cusub

Kadib markii xalay ay ku dhawaaqeen Magacyada Liiska Xildhibaanada ee Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa arrintaas ka hor yimid Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.

Musharaxiinta Isbedel doonka Jubbaland ee ka soo horjeeda Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen Liis ay ku sheegeen inay yihiin Xildhibaanada Cusub ee labada Golle ee Baarlamaanka Jubbaland.

Liiska Xildhibaanada Cusub ay soo saareen Musharaxiinta Jubbaland ayaa waxa ay tiro ahaan dhan yihiin ilaa iyo 75 Mudane,halka kuwa Guddiga Doorashooyinka ay dhawaaqeen ay ahayeen 73 Xildhibaan oo labo kamid ah ay u maqan yihiin Cilad farsamo.

Hoos ka Akhriso Magacyada Liiska Xildhibaanada ay soo saareen Musharaxiinta Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*